Xukuumada Somalia oo kashiftay arrimo xasaasi ah (Xiriir dhexmaray Farmaajo & Muuse Biixi)

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu ku dambeeyo wadahadalka Somaliland iyo dowlada Somalia, isagoo dhinaca kale kashifay fursad uu sheegay iney Somaliland khasaarisay. Dowladda Somalia ee uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mudadii ay jirtay waxaa hakad ku jiray wadahadalladii siyaasadeed ee u dhaxeeyay … Continue reading Xukuumada Somalia oo kashiftay arrimo xasaasi ah (Xiriir dhexmaray Farmaajo & Muuse Biixi)